Jabhada ONLF oo ku dhawaaqday Xabad joojin iskeed ah 

Jabhada ONLF ee ka dagaalanta dhulka Soomaali Galbeed ee maamusho dowlada Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqday xabad joojin iskeed ah, waxa ayna Jabhadan dowlada Itoobiya dagaalo kula jirtay sanado badan. Qoraal kasoo baxay Hogaanka Jabhada ONLF ayaa lagu sheegay in xabad joojinta ay ku dhawaaqday ay maanta dhaqan galeyso, waxa ayna Xabad joojintan salka ku … Continue reading Jabhada ONLF oo ku dhawaaqday Xabad joojin iskeed ah